Ogeysiis ku socda xarumaha (Partners) iyo wakiilada (Agents) Qaran Express
(1-04-2012) In aad u celisaan macaamiisha dhammaan lacagaha (remittances) taagan ee aan la bixin.
Ogeysiis ku socda Saamileyda iyo macaamiisha shirkada Qaran Express
(1-04-2012) In xisaabxirka shirkadda si habsami leh u socdo, mar dhowna lasoo gabogabeyn doono.
67% Xawaaladihii taagnaa oo dib loogu celiyay macaamiisha
(21-02-2012) Waxaa xigi doona bixinta amaanooyinka. Warar dheeri ah kala xiriira xarunta dhexe ee shirkadda +97142500887.
Wargelin dhamaan Saamiliyada, wakiilada iyo macaamiisha shirkada Qaran Express
(18-02-2012) Shirkada Qaran Express waxeey cadeeynaysaa, kadib markii ey soo foodsaartay xaalad culus oo dhinaca dhaqaalaha ah, in ay awoodi wayday sii wadida adeegii ay bulshada u haysay.