 |
| |
1 |
GB |
= |
1.53 |
USD |
|
 |
| |
1 |
PR |
= |
1.56 |
$ |
|
 |
Last Updated
9/6/10 8:39:12 AM |
|
 |
|
 |
 |
 |
| read in somali |
INTRODUCTION
Qaran Express is a partnership company founded in October 2005 by a group of individual shareholders living both in/outside the country. The overall purpose of establishing this company is to fill in the money-transferring niche and compete for a share in the growing transfer market used by the large Somali population in the Diaspora in the absence of national banking system. There is no doubt that setting up this company is going to be highly beneficial to the community not only in terms of services but also in the economic regeneration it will bring.
MISSION STATEMENT
The company’s mission is to provide fast (Online 5minute), reliable and secure worldwide money transfer services to its customers. This endeavour is underpinned by six main principles: efficiency, experience, honesty, reliability, security and convenience.
AIMS
Qaran Express has got four main aims:
- Enabling customers to send/receive money without delay (Online 5Minute) and with minimum cost or convenience.
- Maintaining reliable and efficient money transfer services which guarantees customer satisfaction.
- Securing the right degree of protection for our customers while meeting standards set out by regulatory regime (Business Transfer Services).
- To establish an anti money laundering compliance program (AML) against all kind of illicit proceeds like drugs, fraud, terrorist and dishonesty.
VALUES
While working towards these aims we bear in mind the following set of values:
- The need to transfer money in the most efficient way;
- The responsibility of the company towards its customers;
- The need to balance customer confidentiality and transparency;
- The need to allow diversification and innovation;
- The character of money transfer services and competitive position;
RESPONSIBILITIES
Qaranexpress is fully aware of its obligations in providing legitimate money transfer services to its customers world-wide and is equally cognizant of its responsibilities to its shareholders.
|
|
HORDHAC
Xawaaladda Qaran Express waa shirkad madax bananan oo ay aasaaseen bishii October 2005 dad saamiley ah oo dalka gudihiisa iyo debediisa ku kala nool. Ujeedada guud ee ka dambeysa aasaaska shirkadani waa in la buuxiyo baahida bulshadda Soomaaliyeed u qabaan adeeg xawaaladeed casri ah ‘Online 5Daqiiqo ah’ kuwaasoo ay isticmaalaan dadyowga Soomaaliyeed ee kula filiqsan dunidda, mar haddii aanu jirin wax Bangi qarana oo hadda shaqeeyaa.Waxa aan shaki ku jirin in shirkadan ay munaafacsandoonaan dad badani marka la eego xagga adeega xawaaladda iyo dhinaca kale ee ubuurista dhaqaalaha.
BALLANQAAD
Qaran Express waxay ballanqaadaysaa in ay siiso macmiisheeda adeeg xawaaladeed oo aan hore loo arag degdegtiisa (Online 5daqiiqo) oo ku dhisan tiknoolajiyada casriga ah meelkasta oo ay joogaanba iyo wakhti kasta oy tahay. Taasi waxay ku salaysan tahay lix qodob: daacadnimo, khibrad, kalsooni, hawlkarnimo iyo dhibyaraan.
UJEEDADO
Xawaaladdu waxy leedahay afar ujeedo oo muhiim ah:
- Inay u sahasho macmiishu inay ku diraan/helaan lacatooda si dedeg ah (Online 5 Daqiiqo) iyo qiime aad u hooseeya;
- In la hirgeliyo adeeg xawaaladeed oo kalsooni leh si aan hagar lahyna ugu shaqayso. macmiisheedu inay hesho adeeg haqabtiran oo ma guurto ah;
- In la suggo ilaa xadna la ilaaliyo daryeelka macmiisha iyada oo aan laga tegeyn xeerka ay dejisay hay’ada kormeerta xawaaladduhu;
- In ay dhaqan galiso nidaamka caalamiga ah ee la dagaallanka lacagaha sharci darrada ah “dhaqidda lacagaha” kuwaasoo sida badan ka yimaada khiyaano, daroogo ama argagixiso.
QIIMAYN
Shirkadu iyadoo ku dhaqmeysa ujeedooyinkaa ayeyna marna ka tegeyn arimahan:
- Baahida loo qabo xawaalad u dirta lacagaha hab heersare ah;
- Waajibaadka shirkadda ka saran macmiisheeda;
- Baahida loo qabo ilaalinta iyo xaqdhowrka danaha macmiisha;
- Baahida loo qabo in adeegan la baahiyo lagana dhinac wado hawlo casri ah;
- Hawlaha adeegyada lacag gudbinta iyo tartanka xawaaladdaha;
WAAJIBAADKA
Xawaaladda Qaran Express waxay si buuxda u ogsoontahay balanta ay u qaaday macmiisheeda adduunka ku baahsan oo ah adeeg xawaaladeed oo xalaal ah, waxay kaloo ogtahay waajibaadka ka saaran dadka saamiga ku leh shirkada.
|
| |
|
 |
|
|
|
|